|

Wareegii 3aad ee Ololaha Doorashadda: Xisbiga Kulmiye iyo Dhoola Tuskiisa Siyaasadeed ee Xarunta Gobolka Sool ee Laascaanood DAAWO

Laascaanood 28. October 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga Talada Dalka haya ee Kulmiye ayaa Maanta Dhoola Tus Siyaasadeed oo La Xidhiidha Wareega Sadexaad ee Ololaha Doorashadda Waxa uu Maanta ka Dhigay Guud ahaan Gobolka Sool Gaar ahaan Magaaladda Laascaanood.

Comments are closed