Wardegdaga:Alle Ha U Naxariistee Waxa Goordhawd Cisbitaalka All Xayaad Ee Boorama Ku Geeriyooday Xildhibaan Maxamed Barkhad Miigane Oo Ka Mid Ahaa Xildhibanada Golaha Wakiilada Somaliland
Hargeisa 30/3/0215(SDN/QJ)alle ha u naxariistee waxa gordhawayd ku geeriyooday cisbitaalka al xayaad ee boorama xildhiban marxuum maxamed barkhad miigane oo ka mid ahaa xildhibanada golha wkiilada ee laga soo doortay gobalka awdal
xildhibanka ayaa baryhii udanbeye xanuun u jiifay cisbitaalkasi iyadoo malinta abrito ah as qarann logu samayn doono gobalkasi awdal
waxana marxuuma tacsi u diray gudoomiyaha golaha wakilada somaliland c/raxman maxamedc/laahi ciro iyo xildhibanada golaha wakiilada smaliland
marxuumkani ayaa ka mid ahaa xildhibandii ugu aqoonta iyo kartida badnaa isagoo xildhibaanku ahaa peresfore sare oo ka soo qayb qaatay aasakii jamacadaha somaliland iyo heerarkii kala duwanaa ee waxbarashada somaliland waxanu aha xildhiban aad looga ixtiraamo gobalka laga soo doortay ee adwal
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com