|

Warbixintii galaafatay Horn Cable TV(DHEGEYSO)

Hargeysa Jan15,2012(qurbejoog.com)-Xuukumada Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday in ay ruqsadii shaqo kala noqotay TCga HCTV ee xaruntiisu tahay magaalada Hargeysa.

Xukuumada Axmed Siilaanyo ayaa si weyn uga xumaatay war bixin uu baahiyay TVgu oo uu diyaariyay wariye Maxamed Cabdi Ilig oo uu ku eegayay sida xukuumadu ugu fashilantay ka hor taga shirka Taleex.

Hadaba dhegeyte waxaanu halkan idiinku soo bandhigeynaa warbixintaas ee dhegeysi haboon.

 

               

HALKAN KA DHEGEYSO WARBIXINTII WERIYE MAXAMED ILIG

Qurbejoog-Hargeysa

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed