|

Warbixinta Taliyaha Ciidamada Booliska Dawlada Federaalka {DHAGAYSO}

Muqdisho 04.Aug (SDN) Taliyaha ciidamada booliska DF Somalia Gen.C/xakiin Daahir Cilmi ‘”Saacid” ayaa ka hadlay hawlgalo mudooyinkii la soo dhaafay ciidanku ku qaaden xaafadaha magaalada Muqdisho.

Taliyaha ayaa xusay inay jiraan rag siyaasiyiin ah oo Al-Shabaab la shaqeeya inay ku lamaansanyihiin dowladda Federaalka xili ay soo baxayeen warar sheegaya inaysan dhab ka ahayn dagaalka Al-shabaab madaxda DF.

Amaanka Muqdisho ayaa waayadan danbe soo xumaanayay, waxana xalay booqasho in badan laga shaqeeyay wadooyinka ku maray RW Saacid oo isku deyeyay inuu xaqiiqda ka jirta magaalada u sawiro qaab kale.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/TaliskaCiidanka.mp3″]
Muqdisho SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed