Warbixinta Gudoomiyaha Gudida Xakamaynta AIDS-ku ka Jeediyay Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}
Hargaysa 23.June (SDN) Gudmiyahay Gudiga fulinta Xakamaynta xanuunka Aydhiska Maxamed Daahir Khayre ayaa Maanta Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa ka siiyay Mudanayaasha Golaha Wakiilada Heerka Fiditaanka Xanuunkan ee Somaliland, hawl qabadka Commession-ka AIDS-ka.
Gudoomiyuhu waxa uu Tilmaamay in Komiishankoodan uu Gudoomiye ka yahay madaxweynaha Somaliland isla markaana ay Xubno ka yihiin Lix wasaaradood, waxaana uu tilmaamay inay lagama maar-maan tahay in Golaha wakiiladu uu la socdo xaaladda xanuunkani halka ay marayso ,maadaama ay shacabka ka wakiil yihiin, cudurkanina uu yahay mid shacabka asiibaya.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/HIV-AIDS.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com