|

Warbixin Xiiso leh oo Weriye C.salaan Hereri Ka Diyaariyey Nolosha Xeebta Bulla-xaar oo Muddo Dibbood ku ahaayeen Qaybihii 2aad Iyo 3aad DAAWO

Bullo-xaar 04. January 2017 (SDN/QJ):- Weriyaha Soomaaliyeed ee caanka ah Cabdisalaan Ibraahim Hereri, ayaa Barnaamij xiiso leh ka sameeyey Xeebta Bulla-xaar ee Somaliland oo ku taalla Waqooyiga Hargeysa iyo qaabka ay u noolaayeen muddo habeenno iyo maalmo ah oo ay isaga iyo Asxaab kale oo ay wada socdeen ku sugnaayeen Xeebaha Deegaanka Qadiimiga ah ee Bullo-xaar.

Cabdisalaan Hereri oo ay Socdaalkiisa Bullo-xaar uu ku tegay waxaa ku weheliya Xubno isugu jira Fannaaniin, Weriyeyaal, Filim-qaadayaal iyo Asxaab kale, ayaa Warbixinta uu halkaas ka diyaariyey  waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan Hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
Qaybta Labaad Waa Muuqaalka Hore

Qaybta Sadexaad

Comments are closed