Warbixin Wadooyin la Hagaajiyay hadana Burbur ah oo laga Cabanayo DAAWO
Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wadada Hargaysa iyo Berbera ayaa Xukuumada Somaliland ay Wax badan ka qabatay hadana waxaa soo baxaya dhibaato ay ka cabanayaan dadka inta badan isticimaala oo sheegaya in Meelaha qaar uu Burbur ku yimid taasina ay Sababto in Shilal ka dhashaan.
Waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Barnaamij gaar ah oo uu Weriye Axmed Siciid ka diyaariyey dhibaatada Burburka Waddooyinka isku xidha magaalooyinka dalka Somaliland ku hayaan qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo Gaadiidka u kala goosho magaalooyinkaas, kuwaasoo ay Wadayaasha iyo Khoboradu ku doodayaan inay sababaan inta ugu badan Shilalalka kala duwan ee Gaadiidka.
Barnaamijkaas oo aad u xiiso badan waxaad ka daawan kartaan halkan hoose ee Daawasho Habboon.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com