Warbixin uu Weriye Raage Oomaar Ka Diyaariyey Xaalada Halista ah ee Abaaraha Somaliland oo Warbaahinta Somalia ay Ka Qayliyeen DAAWO
Hargaysa 10. March 2017 (SDN/QJ):- Weriye Raage Oomaar ayaa Warbixin Ku Saabsan Baaxada Abaaraha Ka Jira Somaliland Waxa uu Ka Baahiyey Telefishanka Caalamiga ah ITV News ee Dalka Ingiriiska,Warbaahinta Somalia ayaa ku durtay adeegsiga Magaca Somaliland ee uu Warbiximihiisa ku Sheegay.