|

Warbixin: Saameyn Noocee Ah Ayay Somaliland Ka dhaxli Kartaa Taageerada Xulafada Sucuudiga? DAAWO

Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Todobaadkii Hore Ku dhawaaqday inay Taageersan Tahay Cuna qabataynta ay Xulufada uu Hogaamiyo Sucuudigu ku soo rogeen dalka Qatar, Inkasta oo Somaliland aanay soo bandhigin Waxyaabaha ay ku dooratay inay Taageerto Dalalka Gacanka ee Go’doomiyey Waddanka Qatar ayaa waxaa la is weydiin karaa Saamayn noocee ah ayay Somaliland ka Dhaxli kartaa Taageeradeedda.

Comments are closed