|

Warbixin Naxdin Leh Laba Qof oo Ku Geeriyooday Abaarta Baahsan ee Ka Jirta Gobolka Sool DAAWO

Laascaanood 02. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maalinba Maalinta Xigta sii adkaanaysa Xaalada abaareed ee Ka Taagan Gobolada Bari ee Somaliland Wararka ka Imanaya Gobolka Sool ayaa sheegay in Laba Qof u Geeriyoodeen Abaartan.

Comments are closed