Warbixin Murugo Badan Oo Laga Diyaariyey Xaallada Abaareed Ee Gobolada Bariga Somaliland Iyo Xaalka Nololeed Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Xoolo Dhaqatada Ah DAAWO
Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Mudooyinkii ugu dambeeyey ayaa waxa laga dayrinaayay xaallada abaareed ee gobolada Bariga Somaliland gaar ahaan Gobolada Sool,Sanaad,Saraar iyo qaybo ka mid ah gobolka Togdheer.
Dad iyo Xoolo ayaa waxa ay ku sugan yihiin sida warbixintu xusayso xaalad aad u adag oo aan la dhayalsan karin una baahan gar gaar deg dega ah.