|

Warbixin Ka Hadlaysa Duruufaha Ku Xeeran Dadka Danyarta Ah Ee Magaalada Hargeysa DAAWO

Hargeysa,11Dec,2015(QJ/SDN)-Warbixin telefishanka star tv ka sameeyay dad dan yar ah oo ku nool Hargeysa, ayaa muujinaysa xaaladdaha nolosha ee adag iyo duruufaha ku gedaaman dadkaasi, kuwaasi oo aan xattaa haysan hoy ka celiya xilligan lagu jiro dhaxanta, waxaana ka muuqda duruufo nololeed oo adag.

Dadkaasi ayaa sheegaya inaanay wax gargaar ah ka helin dawladda, islamarkaana aanay hay’addaha iyo cidaha kale ee wax taakuleeya gacan ka helin. Waxay muujiyeen baahiyaha nolosha iyo kuwa caafimaadka iyo adeegyada bulshada, iyagoo tilmaamay inay yihiin dad aan cidna u maqnayn, dawladduna aanay war ka hayn.

Halkan Hoose Ka Daawo Warbixintaasi, iyo Dareenka Dadka Shacabka Ah;

 

Comments are closed