Warbixin halkuu marayaa khilaafkii xisbul xaakimka kulmiye DAAWO
Hargaysa 30.Oct 2015 (SDN/QJ)- Tusmaynta Waagu Waa Mid la Kowsatay Tusbax Furtay oo Xukuumadu kala Kulantay Xubno ka Mid ah Haldoorka Wasiiradda loogu Tuhunka badan yahay Waxaa Muuqata Dariiq cusub oo hada iyo Wixii ka danbeeyba in la raaco ay ku kalifayso Shakhsiyaad Tuhunku Saaran yahay, Kuwaas oo aan Weli Go’aansan halka ay ku Biyo Shubanayaan.