|

DHEGEYSO:Warbixin aanu iidinka diyaarinay Khilaafka Kulmiye iyo shirkii jaraaid ee madaxweyne ku-xigeen Saylici

Hargeysa May 26,2014(SDN/QJ)-Wariyahayaga magaalada Hargeysa Maxamed Xasan Daacad ayaa warbixin maqal ah ka diyaariyay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ka hadlay in laga reebay golaha dhexe ee xisbul xaakimka.

Halkan hoose ka dhegeyso warbixinta khilaafka xisbiga Kulmiye oo haatan galay marxalad hor leh.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici.MP3″]

HALKAN GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO WARBIXINTA KHILAAFKA KULMIYE IYO MADAXWEYNE KU-XIGEENKA OO KA WARAMAY

 

Comments are closed