|

Warbaahinta ka Hawlgasha Gobolka Gebilay oo ka Dhiidhiday Sifo Guracan oo Xukuumadda Iyo Xisbigeedu ku Mijo Xaabinayaan Tebinta Warbaahinta Tooska ah DAAWO

Hargaysa 26. July 2017 (SDN/QJ):-Weriyeyaasha ka hawlgala Gobolka Gebilay ayaa dhaliilay Nidaam Cusub oo Xukuumadu ku rabto inay Ku Cabudhiso Warbaahinta Madaxa Bannaan Xili uu Maalintii afaraad ku Xidhan Yahay Magaaladda Gebilay Mid ka mid ah Hawl wadeenada Telefishanada Madaxa Banaan ee ka hawlgala Somaliland.

Comments are closed