|

Waraysi Qiiro Leh Oo Meel Xeeb Ah Lagaga Qaaday Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradii Ka Bad Baaday Doontii Dhawaan Qaraqantey Iyo Xusuusta Ay Ku Reebtey Dhacdadaasi DAAWO

OOHINHargaysa 27.April 2016 (SDN/QJ):- Jamaal Osmaan oo ka mid ah wariyayaasha Somalida ah ee ka hawl gala Tvga loo yaqaan Chanell4 ee dalka uk ayaa warbixin qiiro badan  kasoo diyaariyey qaar ka mid ah dhalinyaradii somalida ahaa ee ka bad baaday doontii ay ku dhinteen in kabadan 400 oo qof.

Waraysigan ayaa wariye Jamaal uu kaga qaaday meel xeeb ah dhalinyaradaasi iyaga oo dhalinyaradii markii ay arkeen Badda dib u Xusuustey dhibtii ay soo mareen iyo waxa ay indhahooda ku arkayeen xiligii ay ku jireen xaalada aadka u adag.

Comments are closed