Home » Wararkii ugu Dambeeyay
You are browsing entries filed in “Wararkii ugu Dambeeyay”
Mogadishu (QJ) – The President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, conducted a working visit to the headquarters of the Ministry of Defense. During his visit, the President held productive meetings with the leadership of the Somali Armed Forces and the National Intelligence and Security Agency to accelerate operations aimed at eradicating […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baladweyne (QJ) – Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo Maleeshiyaad deegaanka ah ayaa gacanta ku dhigay gaari la sheegay in uu hub iyo sahay u siday kooxda Al-Shabaab. Gaariga ayaa lagu qabtay degmada Baardheere oo ku taalla duleedka magaalada Baladweyne. Howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu soo qabtay gaarigaasi. Markii la baaray waxaa laga helay 13 […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaalkacyo (QJ) – Xaalada magaalada Gaalkacyo ayaa saaka degan kadib markii xalay la xakameeyay xiisado colaadeed oo ka taagan xaafadaha Garsoor iyo Wadajir, taasi oo la xiriirta colaada ka taagan Galbeedka gobolka Mudug. Maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa ku guuleystay inay dejiyaan xiisadaasi, kadib markii ay sameeyeen dadaalo wadajir ah. Ciidamada ammaanka ayaa la soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland, C/raxmaan Cirro, ayaa si cad u sheegay in aanay Somaliland marnaba iska indho-tiri doonin xidhiidhka ay la leedahay dalalka Jabuuti, Itoobiya iyo Maraykanka oo ay hadda wadaagaan dano badan. Madaxweyne Cirro oo khudbad ka jeediyey xarunta madaxtooyada oo uu kula kulmay golaha guurtida Somaliland, waxa uu ku dheeraaday muhiimadda ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Soomaaliya Xasan Macallin oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqay go’aan muhiim ah oo la xiriira doorashada hal qof iyo hal cod ee ay waddo Villa Soomaaliya. Xasan Macallin ayaa dhaliilay siyaasiyiinta mucaaradka ku ah qorshaha dowladda, isagoo caddeeyay in aysan jirin cid hor […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ceerigabo (QJ) – Waxaa soo baxaya warar is khilaafaya oo ku saabsan xiisada colaadeed ee ka taagan gobolka Sanaag gaar ahaan magaalada Ceerigaabo oo ay ku lug leeyihiin ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC-Khaatumo. Xiisadan oo bilihii la soo dhaafay ka taagneyd magaalada Ceerigaabo ayaa saacadihii la soo dhaafay sii xoogeystay, waxaana xiisadan ay abuurtay xaalad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bosaaso (QJ) – Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay faah faahin ka bixisay dukumiintiyo sir ah oo laga soo furtay saldhigyo laga qabsaday kooxaha argagixisada ah ee Daacish. Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Gaas Muumin Cabdi Shire iyo Taliyaha Hawlgelinta Ciidanka Badda Puntland, Sarreeye Gaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay baaritaan ku sameysay sababaha keenay in dalka ay ka go’aan dalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaaraha oo khudbad ka jeediyay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday wax ka barata Jaamacadda Muqdisho ayaa ku nuux nuuxsaday in kala go’a ay dhibaato weyn […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa lagu faah faahiyay qaraxyo xalay laga maqlay degmada Daaru Salaam ee gobolka Banaadir. Booliisku waxay caddeeyeen in dhawaqyadu ay ahaayeen kuwa qarxa oo been abuur ah oo aanay ahayn hanjabaad dhab ah. Booliska ayaa shacabka iyo warbaahinta u xaqiijiyay inaysan jirin khatar amni […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Bosaaso (QJ) – Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqday in markab kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Shiinaha oo bishii November lagu af-duubtay xeebaha Soomaaliya la sii daayay iyo 18-shaqaale ah oo la socday. War qoraal ah oo ay safaaraddu soo dhigtay baraha bulshada ee X ayay ku sheegtay in shaqaalihii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »