|

War Deg-Dega Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal Maxamuud Saleban Ramaax Ayaa Ka Badbaaday Isku Day Dil Ah Oo Loogu Gaystay Deegano Hoos Yimaada Ceerigaabo

ramaax

Hargeisa  18/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha Cusub Ee Gobalka Awdal maxamuud saleeban Ramaax  ayaa warar Sheegay Inuu  ka badbaaday isku day dil oo lagu  doonayey in lagu khaarijiyo  ka dib makii ay ka soo baxey munasibad uu xilka ugu wareejinayey gudoomiyaha cusub ee uu dhawaan madaxwayne siilanyo u soo magaacaby gobalka sanaag sida uu sheegay qaar ka mida warbaahinta oo la xidhhidhay mar ay  isaga iyo gudoomiye axmed cabdi falay  deegaanka ceeryaanta oo hoostagta ceerigabo  oo laba beelood oo deegankasi ku nool u kala wareejinayen mago ay isku lahaayen  waxa wada naga soo hor baxay  baabur  damcay  inuu kayga jirjirka ku dhufto  balse anigii ayaa wada uga baxay  isla markiiba waxa na soo gaadhay  taliyaha qaybta sanaag gaashanle c/risaaq yuusuf maxamuud  oo ay  waheliyaan qaar ka mida ciidnka amaanka  qoladii gaadhiga wadatay  waxa ay  markiba rasaas ku fureen gawaadhidii ciidanka iyagoo ciidankuna geestoo ku  furay  nimankaasi ayaa isku dayey  in ay  baxsadaan  balse ciidanku kamuu daba hadhin  iyagoo ciidanku ku soo guulaystay  inay  afar ka mida dadkaasi hubaysnaa ay soo qabteen kuna xidhen saldhig ku yaal magaalada ceerigabo  mar  gudoomiyaha la waydiiyey cida uu falkaasi  uga shaki qabo  in ay yihiin rerahsi magta loo kala qdayey inay  garab kamid cadaalad daro tirsanayaan ?_adeer  dadkaasi  may  ahayn cida aanu magta u kala qaadayna waxa ay  ahaayeen rag habar yoonis raganina waxay  ahayeen  niman habar jeclo ah  oo biciido ka ah balse  wax intaasi dhaafsan gudoomiyuhu muu sheegin isagoo yidhi  marka baadhita ciidanku dhameyan ayaan soo badhigi doonan cid falkani ka danbaysay

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed