“Wallaahay Wasiir Dambe Oo Hargeysa Baad Lagu Siinayo Ma Jiridoonto, Markaa Wallaahay Wasiirow Maayar Aad Leedahay Ma Imanayo Gabiley.” Gudoomiyaha Gobolka Gebilay DAAWO
Hargaysa 20.Oct 2015 (SDNQJ)- Gudoomiyaha Gobolka Gebilay Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine” ayaa ku Goodiyey in Gobolka Gebilay aanay Iman doonin Wasiiro Sida uu Sheegay Markii hore baad lagu siin Jiray Waxaanu Xusay in Taasi Mar danbe aanay dhici doonin,Waxaa kale oo Gudoomiyuhu intaas ku ladhay in aanay Jiri doonin Maayar la iska rido Mudada uu Xilka hayo.