|

Wakiilkii Hore ee Somaliland u Fadhiyey Ingiriiska oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye & Halka uu Masiirkiisa Siyaasadeed Saldhigi doono DAAWO

Hargaysa 12. July 2017 (SDN/QJ):- Wakiilkii hore ee Somaliland u fadhiyey Cariga Ingiriiska Ambassador Cali Aadan Cawaale ayaa Shaaca ka qaaday inuu Guud ahaan iska Casilay Xubin-nimadii Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye isagoo Shaaciyey inuu Ku biiri doono Xisbiga Waddani.

Comments are closed