|

Wakalada Biyaha Berbera oo Shaqale ka Tirsan ka Joojisay Shaqadii isaga oo ku Edaysay inuu u Olaynayo Xisbiga Ucid

Berbera Oct31/12 Wakalada BIyaha ee gobolka saxil aya muwadin reer somalilnd oo u sheqeya wakalada shaqadii ka joojisay iyada oo shegtay in uu tageero xisbiga Ucid war saxafadeed ay soo sareen xisbiga ucid aya ku edeyey in xisbiga kulmiye uu ka danbayeo arinkan warasaxafeedkaas iy warqadii shaqo joojinta oo soo garay xafiiska qurbojoog ayaa sidanu dhignayd.

Berbera Qurbojoog.com

Comments are closed