|

‘’Waddanka Waa In Laga Qabtaa Muuse Biixi Iyo C/raxmaan Cirro,Hadii Kale….’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Boorama 05. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Shacabka Somaliland Looga baahan yahay in aanay Xilka hogaaminta Qarankan u dhiibin Labada Gudoomiye ee Isaga La Loolamaya ee Kulmiye iyo Waddani Muuse Biixi Iyo C.raxmaan Cirro.

Waxaan Isu Sharraxanahay Si Aan Dalka Uga Badbaadiyo, Murashaxiinta Cirro Iyo Muuse Biixi ..,” Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflad Xisbiga UCID Ku Soo Dhawaynayay Taageerayal Culus oo Reer Awdal Ah

Comments are closed