|

Wacadar Ay Dhigeen Reer Gabiley Xuska 18May iyo Khayiriyada DAAWO

Gebilay 18.May 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Guud ahaan Saaka Gobolada iyo Degmooyinka ay Somaliland ka Kooban tahay ka qabsoomay Xuska Munaasibada 18 May oo ah 25 Guuradii ka soo Wareegtay Markii ay Jamhuuriyadda Somaliland dib ula soo noqotay Madax bannaanideeda 18 May 1991kii,Magaalada Gebilay ayaa ka mid ah Deegaamada Sida Muga leh looga Xusay.

Comments are closed