Waayo Aragnimada Aqoonyahan Maxamed Cali Bille ee Isbedelada Somaliland,Fursadaha u Baahan ka Faa’iidaysiga Iyo Meelaha la Rabo In Si Ka Xoogan sida haatan Diirada Loo Saaro DAAWO
Hargaysa 28.July 2016 (SDN/QJ):- Aqoon yahan Maxamed Cali Bille Wuxuu Mudo Dhawr Iyo Labaatan Sannadood ah u Shaqaynayay Hay’adaha Caruurta ee Qaramada Midoobay,Wakhtigana Waxa uu La Taliye Sare ka Yahay Hay’ad Hoos tagta Wasaarada Arrimaha Dibada ee Maraykanka oo Hawlgalo Tacliin dhis ah ka wada Gobolo ku Yaala Dalka Nayjeeriya.
Sidoo Kale Maxamed Cali Bile Wuxuu Kaalin ka soo qaatay Dib u dhiskii Waxbarashada Somaliland Xiligii Dib u soo Kabashada Dagaalka.