Waayaha Nololeed iyo Waayo aragnimada Aqoonta Caafimaadka ay u leedahay Drs Edna Aadan iyo Barnaamijka Xusuus reeb DAAWO
Hargaysa 20.March 2016 (SDN/QJ):- Drs Edna Aadan Ismaaciil Waa Shakhsiyaadka aqoonta durugsan u leh arrimaha caafimaadka gaar ahaan xannuunadda ku dhaca hooyadda iyo dhallaanka.
Drs Edna Aadan Waxay ka mid ahayd Haweenkii u horeeyay ee Geyiga Somaliyeed ee aqoonta Caafimaadka ku soo bartay dalka Ingiriiska Iyadoo mudo dheerna ka soo shaqaysay Hay’adda Qaramadda Midoobay u qaabilsan Caafimaadka ee WHO.