|

‘’Waar Reer Berberoow Imaan la’aan ayaa idin haysee dalkiina u Tudha,Reerka iminka loo Dhisayaana Waa Qoladii Berbera looga tegay’’ Xildhibaan C.raxmaan Shaadh DAAWO

Hargaysa 24.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan C.raxmaan Cismaan Xasan Shaadh oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha ayaa ka hadlay Mudaharaadyo ka dhacay Magaalada Berbera kaas oo lagaga soo hor jeedo heshiiska Xukuumadu ku wareejinayso Maamulka Dekeda Berbera ee ay la gashay Shirkada Imaaraadka ee DPW.

Comments are closed