|

“Waanu la xidhiidhaynaa Ra’ila Odinga oo Martiqaad ayaanu u fidinaynaa” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland DAAWO

Hargaysa 05.July 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa sheegay inay ka xukuumad ahaan soo dhawaynayaan hadal dhawaan kasoo yeedhay raysal wasaarihii hore ee dalka Kenya hadana ah hogaamiyaha isbahaysiga dalka Kenya ee CORD mudane Raila Odinga oo uu ku taageerayo qadiyada jamhuuriyada Somaliland.
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland waxaa uu sheegay inay la xidhiidhayaan Masuulkaas oo ay martiqaad u fidinayaan.

Comments are closed