|

‘’Waanu ka Xunahay Wixii Khilaaf Ah ama Dhib Ah Ee Soo Gaadha Xisbi Qaran..’’ Guddoomiye Cirro

Hargeysa,3Nov,2015(QJ/SDN)-Guddoomiyaha xisbiga Waddani ahna guddoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo is casilaada wasiiradii ka tirsanaa xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Axmed Siilaanyo.

Guddoomiye Cirro waxa uu sheegay inay duruufaha Somaliland ka duwan yihiin kuwa caalamka,waxaanu tilmaamay in la eego waxa meesha jira ee aan isku bedel uun la samayn.

Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Wareysi Tv-Ga SoomaaliCable la yeeshay Guddoomiyaha:

Comments are closed