|

“Waan Waanta uu Turkigu Wado Hadii aanu Somaliland nahay Ku Habsaami Mayno” Xidhibaan Nac Nac DAAWO

Hargaysa 05.June 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye NacNac oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Sheegay inaanay Somaliland wakhti danbe ku lumin doonin waanwaanta uu Turkigu ka dhex wado Somaliland Iyo Somalia.

Comments are closed