|

Waalidiinta Kaaliyeyaal ay Xidhay Maxkamadda Racfaanka Gobalka Maroodi-jeex oo Loo Haysto Dacwad Facebook oo Cabasho u Gudbiyey Shir-guddoonka Wakiilada Somaliland DAAWO

Hargaysa 10. November 2016 (SDN/QJ):-Waalidiinta iyo ehelada qaar ka mid ah garsooreyaal ay Maxkamaddu xidhay, ayaa cabasho cadaalad darro oo ay ka cabanayaan Maxkamadda ay u gudbiyeen shirguddoonka Golaha Wakiilada Somaliland.

Comments are closed