"Waad arkaysaan Cida hantida Ummada ku Majara Habaabiso inay Xildhibaanadu Gacantooda iyo afkoodu is diidaan" {DHAGAYSO} Saleebaan Cali Koore
Hargaysa 24.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in Xeerka Takaaliifta Horumarinta Wadooyinka ay u arkayeen Mid aan dan u ahayn Shacabka Somaliland isla markaana ka hor imanaya danta iyo Maslaxda Ummada .
Saleebaan Cali waxa uu Tilmaamay In Xukuumada uu Hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo ay Mudanayaasha Golaha Wakiilada ku Asqaysiisay hantidii Ummada isla markaana keentay in Xildhibaano badan oo diidanaa Xeerkan markii laga doodayay ay maanta u Codeeyeen taasina ay Nusqaan ku tahay soo gudbinta fikirkooda.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SaleebaanCaliKore24.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com