“Waa Waajib in Ummadu aayaheeda iyo Masiirkeeda ka Tashato” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}
Hargaysa 16.Dec 2013 (SDN)- Eng Faysal Cali Waraabe Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ayaa Maanta Tilmaan ka bixiyaya Xaalada Siyaasadeed iyo Wadciga ku Meersan Qarankan iyo Qorshayaal la rabo in lagu kala dhantaalo.
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Waxa uu Sheegay in la doonayo Sidii la isugu keeni lahaa Somalia oo Shan Maamul Goboleed ah waxaanu xusay in Siyaasiyiinta Somaliland aanay fahamsanayn halka ay ummada ku hogaaminayaan taas darteedna loo baahan yahay sidii ay ayaahooda uga Tashan lahaayeen.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiyaha Ucid
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/faysalcali.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com