|

Waa Sidee Xaaladda Danyarta Magaalada Laascaanood DAAWO

Laascaanood,5Nov,2015(QJ/SDN)-Daawadayaasha ku xidan Shabakada Qurbejoog.Com , Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaal muujinaya Duruufo adag oo laga diyaariyay dadka dan yarta ah ee ku dhaqan magaalada Laascaanood .

LAASKABarnaamijka Muuqaalka Bulshada oo ah kii Sadexaad ee Laba Tobodobaad gueheed laga diyaariyo gudaha magaalada Laascaanood ayaa diirada lagu saaray noloshada dadka Danyarta  iyo dadka la Hayb sooco , iyadoo barnaamijka ay qayb ka ahaayeen Xirfadlayaashada KABATOLOYAASHA.

Barnaamijkan waxaa daadihinaya Wariye Hibaaq Iidle Maxamed , oo ka mid ah Suxufiyiinta ka hawl gala gobolka Sool.

Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijkaasi Oo Dhammeystiran:

 

 

Comments are closed