|

Waa Sidee Xaalada abaareed ee Degmooyinka Gar adag iyo Ceel Afweyn? “Deegaano dhaama kuwii Hore” DAAWO

Ceel afweyn 12.March 2016 (SDN/QJ):- Koox Weriyayaal ah oo ka socotay Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ee ku hawlgalaya qorshaha “Warbaahinta Qaranka iyo Waayaha Abaaraha” una kuurgelayey Xaalada Abaareed ee Wadanka iyo Duruufaha nololeed ee saameeyey dad iyo duunyo ayaa waxa ay warbixin ku saabsan abaaraha dalka ka jira ka soo direen Deegaanada Gar-adag iyo Ceel Afweyn oo ka Tirsan Gobolka Sanaag.

Comments are closed