Waa Sidee Isu Socodka Dadka Iyo Gaadiidka ee Somaliland Iyo Punt land Kadib Dagaalkii Doraad? DAAWO
Hargaysa 10. January 2018 (SDN/QJ):-Waxaa Doraad ka dhacay Deegaanka Tuko-raq Dagaal u dhexeeyay Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Kuwa Maamul Goboleedka soomaliyeed ee Punt land iyadoo deegaankaasi ay markii hore ku sugnaayeen Ciidanka Punt land.
Waxaa soo baxayay Warar Sheegaya in Maamulka Punt land uu Hakiyey Isu Socodka dadka iyo Gaadiidka labada dhan u kala Gooshi Jiray.