|

`Waa Maxay Ujeedada uu daranaa Kormeer uu Wasiirka Maaliyada Somaliland ku tagay Xarumaha Maxkamadaha Daawo

Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa  Kormeer ku tagay Xarumaha Maxkamada Racfaanka iyo Ta Gobolka Maroodi Jeex  ee Caasimada hargaysa.

Wasiirka ayaa Waxaa Wehelinayay Saraakiil ka tirsan Wasaarada Maaliyada Waxaanu Kulan la qaatay Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Maroodi Jeex

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed