|

Waa Maxay Shirka Qaran ee Beri Muqdisho ka Furmaya {DHAGAYSO} Wasiirka Amniga ee Somalia

Muqdisho 01.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga dawlada federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdikariim Xasan Guuleed ayaa maanta daboolka ka qaaday in maalinimada beri ah uu furmi doono shirweyn qaran kaasi oo uu sheegay inay ka soo qayb galayaan dadweyne fara badan isla markaasna looga hadli doono waxyaabo ay ka mid yihiin federalismka,Dastuurka iyo qorshaha 3 da sano ee soo socda dawlada federaalka ah.

Wasiirku waxaa uu sheegay in loo baahan yahay in shirkaasi looga hadli doono arrimo badan oo u golgol xaari kara in saddex sano ka dib qof kasta codkiisa si xor ah u dhiibto.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Xukuumadasomali.mp3″]

Muqdisho SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed