|

Waa Maxay Sababta Keentay inuu Sagaal Bilood Jiitamo Heshiiskii Hore u dhex Maray Somaliland Iyo Shirkada DPW? DAAWO

Dubai 27. February 2017 (SDN/QJ):- Ku Sinaan Mudo 9 Bilood ah ayaa Laga Joogaa Markii Golaha Wakiiladdu Cod aqlabiyad ah ku meel mariyeen Heshiis Qabyo qoraal ah oo Xukuumadu la gashay Shirkada DPW ee Imaaraadka taas oo Maalgelinaysa Marsada Berbera.

Comments are closed