|

Waa Maxay Sababta Keentay In Madaxweyne Axmed Siilaanyo in lagala Dhuunto Jaaliyada Somaliland ee London? Waa Warbixin Kashiftay arimo qarsoonaa DAAWO

London 04, October 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ee Dharaarihii la soo dhaafay ku Sugnaa Magaaladda Dubai ee dalka Isu taga Imaaraadka Carabta ayaa Gaadhay Caasimada Dalka Ingiriiska ee London.
Jaaliyadda Somaliland ee Ku Nool Magaalada London ayaa Hungo kala Kulmay soo dhawayn ay rabeen inay ku Qaabilaan Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigiisa.


Dhanka Kale Halkan ka Daawo Warkii uu Telefishanka Qaranka Somaliland ka Diyaariyey Soo Dhawaynta Lagu Qaabilay Madaxweyne Siilaanyo oo Noqotay Mid aan Dhicin.

Comments are closed