|

Waa Maxay ciida Easter-ka ay Kirishtiyaanka u dabaal dagaan, isbuucaan, iyo waxay aaminsan yihiin? DAAWO

London 16. April 2017 (SDN/QJ):- Sidaan la socono maalinta Axada waxaa waddamada Reer galbeedka ka dhacaya waxa ay u garanayaan Easter Day, midaasi oo ay ku sheegaan in ay u dabaal dagayaan, geeridii Nabi Ciise,a ama dib usoo noolaanshihii Nabi Ciise, midaasi oo Islaamkalay si cad ugu hadlay.

Sidaasi oo kale manta oo jimco ah waxaa ay u garanayaan, Holy Friday, Great Friday, Black Friday Ama Easter Friday, midaasi oo ay ku bilaabayaan dabaal dagyadii ciidaasi Easter-ka.

 

Hadaba waxaa halkaan ku daawan doontaan halka ay kazoo alifeyn ciidaasi Easter-ka, iyo waxyaabaha ay aaminsan yihiin dhamaantood

Comments are closed