‘’Waa in la soo qabtaa ninka ku dhawaaqay maamuul goboleedka’’ Xil Saleebaan Cali Koore’’ DAAWO
Hargaysa 22.May 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Saleeban Cali Koore Oo Ka Mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada ayaa Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay in ay Gacanta Ku soo dhigto Nin Gobolka Sanaag kaga Dhawaaqay Maamuul Goboleed.