|

“Waa In Aynu Gaadhno Oo Noqono Qaran Jira Oo Ka Mid Ah Qaramada Adduunka” Wasiirka Cusub Ee Xidhiidhka Goloyaasha Somaliland DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Xidhiidhka Goloyaasha iyo Dastuurka Somaliland ayaa maanta xilkii wasaaraddaasi kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaasi waxaanu wasiirka cusubni sheegay in loo baahin yahay in ay noqono qaran ka mid ah qaramada adduunka.

Comments are closed