|

“Waa Daboolaynay Ceebtaas, Wasiirkii Hore Ee Maaliyaduna Waxay Necbayd Wasiiradii soo maray Halkan balse Wasaarada May Necbayn Taasna Waanu Qarinaynay..” Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha DAAWO

Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Mudane Cabdirisaaq Waabari oo maanta wareejiyay xilka wasiirnimo ee wasaaraddaasi ayaa si kulul u duray Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan oo ay ka wadda tirsanaayee Golaha Wasiiradda Xukumaddii Madaxwayne Siilaayo Waxaanu sheegay in Sadex Wasiir oo Soo Maray Wasaaradda Ciyaaraha oo dhamaantoodba ka soo jeeda Gobolka Salal ay necbayd Wasiir Samsam Cabdi Aadan balse iyagoo u tudhaya ayaaha dhallinyarada ay iska aamuseen.

Comments are closed