|

WAA BARNAAMIJKII SUGAANTA IYO ISBADALKA DHAQANKA BULSHADA(QEYBTII 1AAD)

Berlin August 01,2012(SDN)-dhamaan waxaan salaamayaa umada afka soomaaliga ku hadasha meelkastaa oo ay dunida ka joogaan,  waxaanu si taxane ah idiinku soo gudbin doonaa sugaantii hore iyo sugaanta danbe dhaqaankii hore iyo kan danbe,hadaba anaga oo dhinac ka milicsaneyna intii aan lagu soo guurin magaalooyinkaa waawayn, sanadii 1960kii waxii kaa horeeyeey iyo gumeystuhu intii aanu soo cagaa dhigaanbaa ciidaa Soomaalida,dadkaa somalida ah intoodaa badani waxay ahaayeen dad reer guuraa ah, kuna nool dhul balaadhan oo baadiye ah oo barwaaqo ah, kaas oo dadku xoolo nooc walbaa ku dhaqaan jireen,sida Geela oo wakhtigaas ugu qaalisana wax laa dhaqaado.

Fardaha: oo iyaawguna ahaa kuwaa ku xiga
Loda: oo iyaadunaa ahayd udub dhaxaad
Adhiga: oo iyaaguwna ku jireey kaalin muhiim ah
Dameeraha: oo loo adeegsan jireey mararka qaar gaadiid ahaan
Dhulka soomaalidu degtaa waxuu ahaa dhul aad uu wayn oo hodon ah kaas oo qabaaíil loo dag daganaa, dhaqanka umada ay leedahay ayaa isaagun ahaa mid ku salaysaan intaa badan diinta islaamka, dadku waxay ahaayeen umaad inta badan wax soo saarkoodu ahaa dhaqaashada Geela iyo cuudka ilaahay siiyayeey.

waxaa jireey wakhtiiyo adaag iyo wakhtiiyo barwaaqo ah,wakhtiyadaa adag xoolaa loo daaqsiin gaayn jireey hadaba meesha lagu sheego daaq anba in ay xoolu kaa heelayaan waxay ku noolaadaan loona guuri jireey.

Geela ayaa ahaa waxaa somaalidu intaa badan uu sabab ahaa in ay isku dhacaan, daagaalo lagu hoobtaana kaa dhex dhacaan, sababtuna waxay ahayd Geela oo laa kala qaadi jiray.

Hablaha oo laa kala qaadi jireey,siidaas oo ay tahay hadanaa waxaa daba caraabaayeey    sugaantaa oo ku jirtay kaalin muhiim ah, taas oo ayduna door muhiim ah ka qaadanjirtay hadba gulfta colaadeed.

La soco qaybta 2aad

soo diyaariye: Jamac Maxamed Xandule
jamaca143@hotmail.com

Comments are closed