|

”Waa ayo cida haysata dekeda Kismayo, dad Somali ah baa jooga, ma joogo Kenyan, kuwa Berbera iyo Bossaso bayna la mid tahay” M.Weynaha Juba Land {DHAGAYSO}

Kismaayo 05.Aug (SDN) Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in dekedda Kismayo la mid tahay kuwa Bossaso iyo Berbera ku yaal, islamarkaasina aysan haysan cid shisheeye oo ay Somali joogto.

Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha ku qabtay shir saxaafaded uu si qoto dheer uga hadlay xaaladaha Jubaland iyo Somalia ka dib soo dhowayn u sameyeen dhaawacyo Galkacayo ka soo laabtay ka dib gurmad caafimaad oo shacabka Puntland u fidiyeen.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Jubaland05.mp3″]

Kismaanyo SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed