|

“ Waxaanu Bulshada ,Hay’addaha xuquuqal Iisaanka iyo kuwa madaxa baananba u sheegaynaa inaanay Saxaafadda madaxa banaan ee Somaliland haysan Nabad galyo, iyo amni ku filan” Gudoomiye Xigeenka Ururka Solja {DHAGAYSO}

Hargaysa 14.Dec 2013 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Shir Jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay ku Canbaareeyeen falkii ay Ciidamada RRU ay maalintii Shalay Shalfadaha ugu laabeen Xaruntii Wargayska Madaxa Banaan ee Hubaal waxaanay Xukuumada uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku eedeeyeen inay Caadaysatay Cabudhinta Xoriyatul qawlka.

Sidaasna waxaa Sheegay Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Solja Maxamed Cabdi Curad iyo Xoghayaha Guud ee Ururkaas Maxamed Rashiid

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Warbixinta ururka Solja
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/KiiskiiHubaal14.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

Comments are closed