|

Ururka Qareenada Somaliland oo Daboolka ka qaaday isku Milanka Waaxda Garsoorka iyo Fulinta iyo Marxalada dalku marayo {DHAGAYSO}

Hargaysa 25.Dec 2013 (SDN)- Ururka Qareenada Somaliland ee Solla ayaa Shir Saxaafadeed ay maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa waxay Si ba’an u weerareen hanaanka Garsoor ee dalka maanta ka jira iyagoo ku dooday inaanu Jirin Wax garsoor ah oo Madax banaanidii distoorku siiyay ku dhaqma.

Ururka Qareenada Somaliland ee Solla waxay ku baaqeen in Shacabka Somaliland ay isbarbartaagan u Hiilinta Sidii uu Sharcigu u Sarayn lahaa .

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso Ururka Qareenada
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Qareenadamaanta.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed