|

Ururka Bisha Cas ee Gobolka Maroodijeex oo Deeqo Lacageed oo Cadaan ah u Qaybiyey Barakacayaasha Deegaanka Xadhig Xadhig ee Sallaxley DAAWO

Hargaysa 05. January 2017 (SDN/QJ):-Ururka Samo Falka Caalamiga ah ee Bisha Cas ayaa Deeq Isugu Jirta Hu’ga Dhaxanta iyo Lacag Waxay Gudoonsiiyeen Barakacayaasha Xaalada abaareed ku dhufatay ee Ku dhaqan Deegaanka Xadhig Xadhig ee Degmada Sallaxley ee Gobolka Maroodijeex.

 

Comments are closed