|

“Tuugo casriyaysan oo adeegsanaysa tilifoonada iyo internetka oo soomaali badan dhacday” DHAGAYSO

Hargaysa 17.Feb 2015 (SDN/QJ)- Nidaam Cusub oo Tuugo-nimo ayaa Mudooyinkii u danbeeyay aad uga soo Shaac baxay Meelo badan oo ka Mid ah Somaliland,Somalia,Punt land iyo dhulalka kale ee Somalidu degto.

Waxaa la Yaableh in Tuugnimadan Casriga ah looga faa’iidaysto Telefoon loo soo diro qofka looguna bushaareeyo war uu ku farxo sida inuu ku Guulaystay abaal marin nasiib waxaa markaas loo daba dhigaa in Si Lacagtaas uu u helo looga baahan yahay Kharash lacageed taas oo laga yaabo in dad badani ay rumaystaan hadalada beenta ah.

Comments are closed