“Turkigu Wuxuu la Safan yahay Koonfurta Somaliland Waxba uma ogola” Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO
Hargaysa 15.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta ka hadlay eedaymo ay Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land u soo Jeediyeen Somaliland halka uu dhinaca kalena Sheegay in dawlada Turkigu aanay Waxba u ogolayn Somaliland.